Khilaafka Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa oo meeshii ugu xumeyd gaaray

Khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa dhawaan banaanka usoo baxay kadib markii labada masuul isku qabteen xil ka qaadis iyo magacaabis la sameeyay. Axmed Karaash ayaana kasoo horjeestay xil ka qaadis uu Madaxweynaha Puntland ku sameeyay taliye kuxigeenka Ilaalada Madaxtooyada Puntland iyo … Continue reading Khilaafka Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa oo meeshii ugu xumeyd gaaray